Dib-u-eegis daryeelka aasaasiga ah iyo adeegga turjubaanka ee Lambeth, Southwark iyo Lewisham

0%

1. Dib-u-eegis daryeelka aasaasiga ah iyo adeegga turjubaanka ee Lambeth, Southwark iyo Lewisham

Dib-u-eegis daryeelka aasaasiga ah iyo adeegga turjubaanka ee Lambeth, Southwark iyo Lewisham Daraasaddani waxa ay khusaysaa oo kaliya daryeelka aasaasiga ah ee adeegga tarjumadda, taasoo dadka badankiisa u ah heerka kowaad ee daryeelka caafimaadkooda. Waxaa ka mid noqonaya rugaha caafimaadka (GPs), kuwa ilkaha iyo indhaha. Arrintani ma khusayso tarjubaannada ka shaqeeya isbitaallada. Turjubaannadu waxa ay dadka ka caawin karaan inay la hadlaan dhakhaatiirtooda, kuwa ilkaha iyo indhaha iyo shaqaalaha kaleba. Kuwa ka tarjuma Afka Dhagoolaha Biritishka (BSL) waxay dadkaas ka caawiyaan inay afkaas ku hadlaan. Tarjumadda ayaa dadka tusta afkooda marka dokumenti af Ingiriis ah kooda loogu beddelo. Waxaan u baahannahay aragtidaada si aad nooga caawisid inay dadku helaan adeeg tarjumaan marka ay ugu baahan yihiin Dhakhtarkooda (GPga), kan ilkaha iyo indhaha ee degmooyinka Lewisham, Southwark iyo Lambeth. Waxaan doonaynaa inaan hubinno in adeegayagu cid walba uu u wanaagsan yahay.
 

1. Fadlan ka bilow daraasaddan in aad noo sheegtid luqadda aad isticmaashid. Sanduuqa Faallada ku sheeg haddii aad ku hadashid lahjad khaas ah
 

 

2. Halkee buu dhakhtarkaagu (GP) ku yaal? *

 

3. Fadlan noo sheeg dhakhtarka GPga aad ka qoran Tahay (Tani waxay naga caawinaysaa inaan ogaanno meelaha shaqada wanaagsani ka socoto iyo in la sii hagaajiyo kuwa u baahan.
 

 

4. Meel lagaa ballamiyey tarjubaan m aka isticmaashay oo ka mid ah kuwaan hoos ku qoran.

 

5. Fadlan dooro midka aad ka isticmaashay kuwan hoose(Fadlan ka dooro inta ku khusaysa)
 
 

 

6. Markaad iska qoraysay dhakhtarka GPga ma laguu sheegay inuu jiro adeeg tarjubaan?

 

7. Tarjubaan ma u baahataa markaad doonayso inaad ballan samaysato?

 

8. Marna miyaad kala kulantay adeegga tarjubaanka arrimahan soo socda?(Fadlan dooro inta ku khusaysa oo dhan.) Jawaabtaada waad ku sii faahfaahin kartaa sanduuqa faallada.

DhagooleFool ka foolTelefoonMaya marna
Adigoo turjubaan codsaday miyaa marna laguu diiday?
Tarjubaanku ballantii ma iman Kari waayey?
Ballan ma lagaa joojiyey inta tarjubaan la waayey?
Dhakhtarkaaga GPgu ma kugu yiri intaad tarjubaan Ballansan lahayd saaxiib ama qaraabadaada soo Kaxayso?
Marna ma laguu keenay tarjubaan aan luqaddaada waxba ka garanayn?
 

9.
Fadlan noo sheeg inta intee in le'eg ay tahay inaad sugto ballan si aad turjubaan u haysato?
 

Isla maalintaas1-2 maalin3-5 maalin1 todobaad1-2 todobaad2 toddobaad ka badan
BSL Dhagoole
Fool ka fool
Telefoon
 

10. Maxay ku wanaagsanayd adeegga tarjumaadda aad isticmaashay? 

 

11. Maxaa lagu hormarin karaa adeegga tarjumaadda?