Xaafadaha Lagu Noolaan Karo ee Bariga Bristol

0%
 

1. Kuwee ka mid ah kuwa soo socda oo si fiican kuu qeexaya? Fadlan calaamadee dhammaan kuwa ku khuseeya.

 

2. Maxay tahay lambarkaaga boostada oo dhan ? 


Haddii aad ka jawaabeyso magaca ganacsi ama urur kale, fadlan bixiya postcode-ka xarunta ururka ee Bristol. Tani waxay naga caawineysaa inaannu hubinno inaannu ka maqalnay dadka ku sugan aagga.

 

3. Tirada  carruurta ku nool guriga (5-16jir)?