Qof kasta ayaa la kulmi kara xiriir aan wanaagsanayn. Laakiin way adkaan kartaa in la ogaado sida loo caawiyo naftaada ama saaxiib marka ay wax khaldamaan.

Adiga oo ka jawaabaya 12 su'aalood oo gaagaaban oo qarsoodi ah waxaad naga caawin doontaa in dadka dhalinyerta ah ee kula midka ah aan u abuurno talo iyo kheyraad, si ay u ogaadaan sida naftooda iyo saaxiibadooda looga badbaado xiriirada aan wanaagsanayn. Sahanku waa inuu qaataa 5-10 daqiiqo si loo dhammaystiro.

Sahankan waxaa lagu sameeyay Smart Survey si loo galo. Haddii aad u baahan tahay caawimaad ah inaad hesho sahankan ama aad jeclaan lahayd nooca Sida Fudud Loo Akhrin Karo, fadlan la xiriir yourbestfriend@safelives.org.uk

Maxaa ku dhici doona jawaabahayga

Jawaabahaaga si qarsoodi ah ayaa loo ilaalin doonaa mana ku weydiin doono macluumaadka haybta qofka lagu aqoonsan karo (tusaale magacaaga ama taariikhda dhalashadaada).

Xogtaada qarsoodiga ah ee sahanka waxaa loo isticmaali karaa warbixinnada iyo maqaallada ay dadweynaha heli karaan.

Haddii aad wax su'aalo ah ka qabtid sahanka, cilmi-baarista guud ahaan ama aad rabto inaad wax badan ka ogaato, fadlan la xiriir yourbestfriend@safelives.org.uk
 

1. Kahor intaanan bilaabin, ma aqrisay waxa kor ku xusan oo ma ku faraxsantahay inaad kaqaybqaadato sahanka? - loo baahan yahay
  *

        
Create your own free online survey.